JebintaPublished 3 saacadood ago

Waxaan halkan joogaa Marinka Gasa.

Izinkot wuxuu doonayay inaan isdhiibno oo halkan ka tagno - waa wax wanaagsan inaanan dhegaysan isaga. Maanta waxaan gacanta ku haynaa deegaanka waxaanan joognaa khadkan. Waxaan wali leenahay shaqo aan dhamaystirno waana dhamaystiri doonaa - ilaa Xamaas laga hubka dhigayo iyo Gasa laga dhigayo mid aan hubaysnayn. Gasa mar dambe ma noqon doonto hanjabaad ku ah Israa'iil!