Warar Degdeg ah
Siyaasad

Markasta oo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ay rasaas ku riddo doon ku jirta Bada Xormuuz, ha ahaato gantaal, dhagax-tuur, ama dayuurad aan duuliye lahayn,

Trump wuxuu ku hanjabay inuu gantaal ku dhufan doono buundooyinka ama xarumaha korontada ee Iiraan haddii Iiraan ay weerarto maraakiibta ku sugan Bada Xuormus.

Laga bilaabo wakhtigan, mar kasta oo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ay rasaas ku rido doon marayso Bada Xormuud, ha ahaato Gantaal, Qori, Dayuurad aan Duuliye lahayn, ama qalab kale ama hub, Maraykanku wuxuu gumaadi doonaa hal Buundo ama Xarun Koronto, oo ay ku jiraan kuwa ku yaal agagaarka, ama ku dhex jira Caasimadda Tehraan. Mahadsanidiin fiiro gaar ah oo aad siiseen arrintan! Madaxweyne DONALD J. TRUMP

Dhibcaha laga soo qaaday Shabakadda Truth Social ee Donald Trump

author avatar
Donald Trump oo ka hadlayay barxadiisa bulshada ee Truth Social