Taliyaha Ciidanka Israa’iil, Jeneraal Aviv Kochavi, ayaa Axaddii (1aad) la kulmay Taliyaha Ciidanka Cirka Mareykanka, Jeneraal Kenneth Wilsbach, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Cirka.

Booqashadani waxay muujinaysaa muhiimadda istaraatiijiyadeed ee xidhiidhka ka dhexeeya Israa'iil iyo Maraykanka iyo iskaashiga dhow ee ka dhexeeya labada dal.