Waxaan caawa la hadlay Madaxweyne Trump waxaanan u sheegay in haddii Xisbulah aysan joojin weerarada ay ku hayaan magaalooyinkeenna iyo dadkeenna – Israa’iil ay weerari doonto goobaha argagixisada ee Beyrut. Mowqifkanannu waa uu sii ahaandoonaa mid aan isbeddelin. Isla markaana, Ciidamada Difaaca Israa’iil waxay sii wadi doonaan inay ku hawlgalaan sidii loo qorsheeyay koonfurta Lubnaan.