Qalabka qarxinta ah waxaa loo gudbiyay shaybaadhada aqoonsiga dambiyada, waxaana la xidhay kuwa la tuhunsan yahay si baadhitaan loo sameeyo.