Intaa waxaa dheer, intii uu socday hawlgalku, waxaa lagu qabtay saddex gaadhi oo la tuhmayo inay isticmaaleen dadkii ka dambeeyay falalkaasi. Baadhitaanku waa socdaa.