Wasiirka Difaaca Israa’iil oo ka digay ‘la yaab’ dheeraad ah oo loo geysan doono Iran iyo Xisbullaah
Wasiirka Difaaca Israa'iil, Yisraal Kaats, ayaa xaqiijiyay in wasiirka sirdoonka Iiraan, Ismaaciil Xatiib, lagu dilay Tehraan, isagoo uga digay Iiraan inay la kulmi doonto waxyaabo kale oo yaab leh.

















