Israa’iil waxay qabteen rag iska dhigay ciidanka oo dhac ka geystay Xebroon.
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) waxay gacanta ku dhigeen rag dhowr ah oo iska dhigayay askar, kuwaas oo dhac ka gaystay dukaamada Falastiiniyiinta ee tuulada Daahiriya oo hoos timaada Xebroon, iyagoo carabka ku adkeeyay inaysan ahayn ciidamo dhab ah.





















