Maamulka Israa’iil oo soo qabtay dad looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen $8.6 Milyan oo sigaar ah oo laga xaday goobta kastamka
Maamulka Israa'iil ayaa xiray afar qof oo looga shakisan yahay inay ka xadeen tobanaan kun oo kiis oo sigaar sharci darro ah oo laga keenay meel ay kormeerayso xukuumaddu...
