Gantaalada Xisbullaah oo lagu weeraray Ciidamo Israa’iili ah oo ku sugan Koonfurta Lubnaan
Xisbullaah wuxuu gantaallo ku riday ciidanka Israa'iil oo u dhow Raab Thalathin, taasoo keentay in ciidanka difaaca Israa'iil ay weeraraan. Dayuurado aan duuliye lahayn oo ka yimid Lubnaan ayaa sababay iney ka dhacaan sireeno ka dhacay deegaanno waqooyiga…
