Wasiirka Arrimaha Dibadda Albania oo sheegay inay “la garab taagan yihiin dadka Israa’iil
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee cusub ee Albania, Ferit Hoxha, ayaa ku dhawaaqay inay dalkiisu la garab taagan yahay Israa'iil, wuxuuna ballanqaaday inuu ururka IRGC ee Iiraan u aqoonsan doono urur argagixiso.
