Wasaaradda Maraykanka oo Malaayiin Dollar ku maalgelisay Barnaamijyo Tamarta Israa’iil
Hay'adda Maraykanka ee BIRD Energy waxay $4.4 milyan oo doolar ku maalgelisay barnaamijyo tamarta Israa'iil, iyadoo la kaashanaysa shirkado Israa'iili iyo Maraykan ah si ay u horumariso tignoolajiyada tamarta nadiifta ah.
