Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka oo Booqasho Degdeg ah Ku Tagay Israa’iil, Kulmay Dad Ka Badbaaday Weerar Gantaal
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka, Johann Waddepohl, ayaa la kulmay dad ka badbaaday weerar gantaal oo ka yimid Iran, kaas oo ka dhacay magaalada Beit Shemesh, xilligii booqashadiisii taariikhiga ahayd ee ugu horreysay ee uu ku yimid Israa'iil tan…
