19,000 Qof oo ka badbaaday Xasuuqii Holocaust ayaa maanta ku nool Israa’iil
Maalinta Xusuusta Dhibanayaasha Xasuuqa Yuhuuda oo soo dhowaanaysa, Wasaaradda Daryeelka Israa'iil ayaa sheegtay in dalka ay ku nool yihiin ilaa 19,000 oo ka badbaaday xasuuqii Yuhuuda.






















