Turjubaan Luuqadda Garaaca ee Israa’iil Lagu Eedeeyay Inuu Sirdoon U Fidinayay Wakiil Iiraan
Mekdad Natour, oo ah 47 jir Israa'iili ah oo turjumaan luuqadda calaamadaha ah kana soo jeeda Qalansawe, ayaa lagu soo oogay dacwad ispiyonaaj (sirdoon) iyo la xiriirid wakiil u hadlayay Iiraan xilliga dagaalka.
