Israa’iil Waxay U Digtay Dadka Lubnaan Ee Ku Dhaqan Koonfurta Wabiga Zahrani Inay Si Degdeg Ah U Barakacaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil ayaa ugu baaqay dadka Lubnaan ee ku nool koonfurta webiga Zahrani inay si degdeg ah uga guuraan, sababo la xiriira hawlgallada milatari ee ka socda gobolka.
