Netanyahu oo la kulmay Xildhibaan Maraykan ah oo lagu magacaabo Josh Gottheimer
Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Binyamiin Netanyaahu wuxuu la kulmay Xildhibaan Maraykan ah oo lagu magacaabo Josh Gottheimer, kulankaas oo ka dhacay Yeruusaalem Isniintii, waxaana diiradda lagu saaray arrimo laba geesood ah oo muhiim ah.





















