Sarkaal Sare oo lagu magacaabo Xayim Kalomiti oo ka tirsan Ciidanka Israa’iil ayaa lagu dilay weerar argagixiso oo dhacay
Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Israa'iil, Haim Kalomiti oo 55 jir ah, ayaa lagu dilay weerar argagixiso oo ka dhacay Axad subaxdii deegaanka Tzur Natan, oo dhacda waqooyi-bari ka xigta magaalada Hersaliya, xadka Israa'iil ee ka hor…
