Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo in Safiirka Maraykanka u fadhiya Turkiga, Tom Barrack, oo qabtay shaqo aad u wanaagsan,
Trump wuxuu u magacaabay Safiir Tom Barrack inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee Suuriya iyo Ciraaq, isagoo sii wadi doona xilka safiirka Turkiga.
