Israa’iil Waxay Bilowday Barnaamij Deeq ah oo dhan $42 Milyan Si Loo Dhaqaajiyo Dhaqaalaha Waqooyiga Dalka
Wasaaradda Dhaqaalaha iyo Warshadaha Israa'iil waxay bilawday barnaamij deeq ah oo gaaraya $42.5 milyan si loo caawiyo ganacsiyada iyo warshadaha waqooyiga Israa'iil.
