Ciidamada Israa’iil oo Helay Qalab Hub oo Xisbullaah Ku Qarsoonayd Guri Rayid ah
Ciidamada Israa'iil ayaa helay kayd hub oo ay qarsadeen Xisbullaaah, oo ay ku jiraan bambooyin RPG iyo qaraxyo, kaasoo lagu qariyay guri rayid ah oo ku yaal magaalada Talloussah, oo ka tirsan koonfurta Lubnaan.
