Shirkadaha laga dukaameysto Gaaska waa inay degdeg u dhimaan qiimaha ay ku iibiyaan!
Trump wuxuu ka dalbaday shirkadaha saliida inay si degdeg ah u dhimaan qiimaha, isagoo ku sababeeyay hoos u dhaca qiimaha saliida iyo canuurta sare ee California, wuxuuna ka digay "dhibaatooyin waaweyn" haddii aysan sidaas yeelin.
