Taliye Ciidan oo Israa’iil u qaabilsan Washington oo loo dalacsiiyay Jeneraal Weyn
Jeneraal Guuto Tal Politis ayaa loo dallacsiiyay Jeneraal Weyn, waxaana uu dhawaan u adeegi doonaa sidii lataliyaha difaaca ee safaaradda Israa'iil ee magaalada Washington D.C.
