Isniin, 11 May 2026

Shmuel Zakai

Siyaasad 1 saacad ka hor Cusub

Diyaaradaha Milatariga Maraykanka ayaa la wareegaya Garoonka Diyaaradaha Ben Guriyoon, sida uu digniin ka bixiyay Madaxa Duulista Israa’iil

Agaasimaha Duulista Madaniga ee Israa'iil, Shmuel Zakai, ayaa ka digay in diyaaradaha milatariga ee Maraykanka ee ku sugan Garoonka Diyaaradaha Ben Guriyoon ay si xun u saameynayaan duulimaadyada ganacsiga, taasoo sababtay in sicirka tigidhada duulimaadyada ay kor u…