Nin lagu tuhmay inuu u basaasi jiray Iiraan oo lagu qabtay agagaarka guriga ra’iisul wasaare hore
Maamulka Israa'iil ayaa xiray Lakachao Damash, oo loo tuhmayo inuu u basaasi jiray Iiraan isla markaana sawirro ka qaadayay meel u dhow guriga Ra'iisul Wasaarihii hore Naftali Benet, isagoo lacag ku helayay.
