Gudoomiyaha Xisbiga Dimuquraadiga oo dacweeyay Xaaska Netanyahus lacag dhan $850,000
Guddoomiyaha xisbiga Dimuqraadiga ee Yaa'ir Laabid ayaa dacwad ka dhan ah Sara Netanyaahu u gudbisay maxkamadda, isagoo ku eedeeyay xaaska ra'iisul wasaaraha inay sumcad dil iyo kicin rabshado ah geysatay. Dacwadda oo dhan $850,000 ah ayaa la gudbiyay.
