Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Ben Guriyoon oo Dhigay Shaqo Joojin, Saameysay 100,000 oo Rakaab ah
Shaqaale ka tirsan Garoonka Diyaaradaha Ben Guriyoon ayaa sameeyay mudaharaad lama filaan ah oo khalkhal geliyay howlaha garoonka maalintii Khamiista, kaasoo saameeyay ilaa 100,000 oo rakaab ah iyo 600 duulimaad...
