Dad gaadhaya 18,696 ayaa u soo haajiray Israa’iil sanadkii ka soo wareegay maalintii xorriyadda ee sannadkii hore
Israa'iil waxa ay soo dhaweysay 18,696 qof oo soo galooti ah oo ka yimid 103 waddan sannadkii tagay, kuwaas oo intoodii badnayd ka yimaadeen Ruushka, Maraykanka, iyo Faransiiska.






















