Roomaaniya ayaa saxiixday heshiis $2.3 bilyan ah oo ku saabsan nidaamka difaaca cirka oo ay soo saartay shirkadda Israa’iil ee Raafaa’el.
Roomaaniya waxay iibsan doontaa nidaamka difaaca cirka ee SPYDER ee Israa'iil heshiis ku kacaya 2.3 bilyan oo doolar oo ay la gashay shirkadda Rafael, iyadoo kor u qaadaysa barnaamijkeeda qaran ee SHORAD-VSHORAD.
