Saraakiisha Amniga Israa’iil: Rag Gasa oo lagu qabtay Raaxat kuma xirna weerarkii 7-dii Oktoobar
Saraakiisha ammaanka Israa'iil waxay sheegeen in saddex nin oo ka yimid Gasa oo lagu qabtay Raxat aysan lahayn wax xiriir ah weerarkii 7-dii Oktoobar, taasoo ka soo horjeedda hadalladii hore ee Wasiir Ben-Gvir.






















