9 Sano oo Xabsi ah oo loo Geystay Nin Toogtay Madaxiis Kadib Markii La Shaqada Ka Saaray
Nin Israa'iili ah oo la eryay ayaa waxaa lagu xukumay 9 sano oo xadhig ah kadib markii uu dhowr jeer rasaaseeyay maamulaha shirkadda, waxaana maxkamaddu ku tilmaantay fal naxariis darro ah oo geesinimo leh.





















