Taliska Ciidanka Israa’iil: ‘Waxyeelada Xisbullaah Way sii Kordhi Doontaa
Taliyaha Ciidanka Israa'iil ee Dhulka, Eyal Zamir, ayaa ballan-qaaday inuu kordhin doono waxyeelada loo geysanayo Xisbullaah, isagoo sheegay in la dilay in ka badan 1,000 dagaalame, isla markaana ay socdaan hawlgallo ka socda koonfurta Lubnaan.
