Ciidamada Difaaca Israa’iil: 130 Argagixiso Lagu Dilay Koonfurta Lubnaan
Ciidamada Difaaca Israa'iil (IDF) ayaa ku dhawaaqay in cutubyo ka tirsan Qaybta 146 ee ka howlgala koonfurta Lubnaan ay dileen ilaa 130 dagaalame oo ka tirsan Xisbullaaah, isla markaana ay burburiyeen in ka badan 1,000 kaabayaal u adeegayay…
