Cilmi Baaris Cusub Oo Guulaysatay Oo Shaacisay Sida Kansarka Maqaarku Ula Dagaalamo Habka Difaca Jirka
Israa'iil: Saynisyahanada oo ogaaday sida kansarka maqaarku uga baxsaday difaaca jirka Saynisyahanada Israa'iil ayaa shaaciyay inay ogaadeen sida kansarka maqaarka ee loo yaqaan Melanoma uu uga baxsan karo difaaca jirka, taas oo furi karta daawayn cusub oo loo…





















