Arbaco, 13 May 2026

President Isaac Herzog

War Degdeg ah 5 bilo ka hor

Ra’iisul Wasaaraha Jarmalka Merz Oo La Filayo Inuu Booqasho Rasmi Ah Ku Yimaado Israa’iil

Ra'iisul Wasaaraha Jarmalka Friedrich Merz oo booqasho ku tagay Israa'iil, kulan la yeeshay Madaxweyne Isxaaq Hersog iyo Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu. Ra'iisul Wasaaraha Jarmalka Friedrich Merz ayaa maanta gaaray Israa'iil, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweyne Isxaaq Hersog…