Israa’iil oo ku biirtay hindisaha caalamiga ah ee ‘Pax Silica’ ee AI-da
Israa'iil waxay ku biirtay Pax Silica, hindise AI oo uu hoggaaminayo Maraykanka kaas oo ay ku mideysan yihiin 9 dal si loo dhiso nidaam tignoolajiyeed oo ammaan ah oo ku saabsan xilliga AI, taas oo damaanad qaadaysa barwaaqo…
