Israa’iil: Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay dhiggiisa Paraguay
Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'iil, Gidcon Saar, oo kula kulmay Asuncion Wasiirka Arrimaha Dibadda Paraguay, si loo saxeexo heshiis iskaashi amni, oo xoojinaya xiriirka labada dal.
