Filim Baaritaan Ah Oo Muujinaya Doorka UNRWA Xilli QM U Diyaar Garowday Coddeyn Dib U Cusbooneysiinta Mandate-keeda
Dokumentari cusub oo la yiraahdo UNraveling UNRWA, ayaa baaritaan ku sameynaya doorka UNRWA ka hor coddeyn muhiim ah oo ku saabsan cusboonaysiinta waajibaadkeeda. Waxaa ka hadlaya codad Falastiiniyiin, Israa'iili, iyo kuwo caalami ah.





















