Taliyaha Xamaas Ee Ku Lugta Lahaa Weerarkii 7-da Oktoobar Oo Lagu Dilay Duqayn
Taliska Xamaas ee Nukhba Force, kuxigeenka Sakr Abu Karim, oo hoggaaminayay soo gelitaankii Kissufim 7-dii Oktoobar, ayaa lagu dilay duqayn dhinaca cirka ah oo ka dhacday koonfurta Gasa Talaadadii, sida ay xaqiijiyeen Ciidamada Difaaca Israa'iil.
