Israa’iil Waxay Kaalinta Labaad Ka Gashay Tartanka Heesta Eurovision
Fanaan Israa'iili ah oo lagu magacaabo Noam Bettan ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka heesaha Eurovision ee ka dhacay Vienna.