Israa’iil iyo Giriig oo xoojinaya iskaashiga difaaca, ka hadlayna nidaamyada ka hortagga gantaallada iyo kuwa aan duuliye lahayn
Wasiirka Difaaca Israa'iil, Israel Katz, wuxuu kula kulmay dhigiisa Giriigga, Nikos Dendias, magaalada Athens, isagoo xoojiyey iskaashiga difaaca kana hadlay la dagaalanka gantaallada iyo kuwa aan duuliye lahayn.





















