Isxaaq Hersog oo Yeruusaalem ku qaabilay Madaxweynaha la doortay ee Honduras iyo Senator Maraykan ah
Madaxweynaha Israa'iil Isxaaq Hersog oo Yeruusaalem kula kulmay Madaxweynaha la doortay ee Honduras, ayaa ka wada hadlay xoojinta ganacsiga iyo iskaashiga, iyadoo uu goobjoog ahaa Senator Maraykan ah.






















