15 Muwaadin oo Turkiga ah oo si sharci darro ah uga Shaqeynayay Israa’iil oo la xiray
Maamulka Socdaalka iyo Dadka Israa'iil ayaa xiray 15 muwaadin oo Turki ah oo si sharci darro ah uga shaqaynayay goob dhismaha ah oo ku taal magaalada Rexofot, waxaana la bilaabay baaritaan.
