Israa’iil: Waxaa la xaqiijiyay geerida talihii guutada Xamaas ee bariga Rafax iyo ku-xigeenadiisii sare
Ciidamada Difaaca Israa'iil waxay xaqiijiyeen geerida taliyihii guutada Xamaas ee Bariga Rafax iyo ku-xigeenadiisii ugu sarreeyay intii lagu guda jiray hawlgal ka dhacay Gasa. Waxaa lagu dilay in ka badan 40 ka tirsan Xamaas





















