Arbaco, 13 May 2026

Mossad

War Degdeg ah 6 bilo ka hor

Sirdoonka Israa’iil oo Caawiyay Dalal Yurub si ay U Fashiliyaan Qorshayaal Argagixiso oo Xamaas U DHigtay Goobaha Yuhuuda, Kana Helay Shabakad Xamaas Ah oo Yurub Ah

Hay'adda Sirdoonka Israa'iil oo shaacisay inay fashilisay shabakad Xamaas ah oo Yurub ka shaqaynaysay, isla markaana ka hortagtay weeraro argagixiso oo lagu doonayay in lagu bartilmaameedsado Yuhuudda Yurub, taasoo muujinaysa iskaashi dhow oo lala yeeshay dalalka Yurub.