Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo in Gobolka Michigan ee Maraykanka loo ansixiyay in la siiyo $32.1 Milyan oo Dollar codsigoodii ku saabsanaa Dekaraashinka Musiibada.
Trump wuxuu ku dhawaaqay in Michigan ay heli doonto $32.1 milyan oo gargaar ah oo loogu talagalay musiibada ka dhalatay dabeylo daran, duufaanno, iyo fatahaad.
