Netanyahu wuxuu la kulmay Safiirada Maraykanka ee hoggaaminaya wada-hadallada Israa’iil iyo Lubnaan
Ra'iisul Wasaare Binyamiin Netanyaahu wuxuu la kulmay Safiirada Maraykanka ee Michel Issa iyo Mike Huckabee, kuwaas oo hoggaaminaya wadahadalada Israa'iil iyo Lubnaan.
