Israa’iil oo u dhiibtay muwaadin Israa’iili ah si uu xabsi ugu qaato Faransiiska
Muwaadinka Israa'iili-Faransiiska ah ee Thierry Elmaaem ayaa loo gacan-geliyay Faransiiska si uu ugu qaato xukun laba sano oo xadhig ah oo loo geystay dambiyo rabshado wata oo ka dhan ah lamaanihiisa.
