Darawalkii Taksi oo lagu ganaaxay laguna qasbay inuu bixiyo magdhow kadib markii uu ka faa’iidaystay rakaab qaba xanuunka Asperger
Darawalkii taksi ka ahaa magaalada Luud ee Israa'iil, ayaa lagu ganaaxay laguna amray inuu bixiyo 8,250 oo shekels oo magdhow ah, kadib markii uu si xad-dhaaf ah uga faa'iideystay rakaab qaba xanuunka autism-ka isagoo ka qaaday lacag aad…






















