In kabadan 2,500 oo hub oo Iiraan leedahay ayaa lagu burburiyay weeraro Israa’iil
Ciidamada Difaaca Israa'iil iyo Maraykanka ayaa burburiyay in ka badan 2,500 oo hub oo Iiraan leedahay iyo 600 oo goobood oo ay ku xirnaayeen Iiraan oo ku yaal goobo badan,…

















